English Courses

Learning English and Earning funds

Ku soo dhawoow madal casri ah oo aad ka baranayso luuqada English ka gaar ahaan Speaking, Writing, Reading, iyo Grammar laga bilaabo Beginner (bilaw) ilaa Advanced (heer ka ugu sareeya), adigoo helaya nidaam qurux badan, koorsooyin tayo leh, iyo fursado dakhli oo dheeraad ah.

πŸ“š

Complete Courses

Speaking, Writing, Reading iyo Grammar dhammaantood hal meel ah.

🎯

All Levels

Beginner (bilaw) ilaa Advanced (heer ka ugu sareeya).

πŸ†

Motivation & Growth

Waxbarasho, tartan, dhiirigelin iyo horumar joogto ah.

πŸ’΅

Affiliate Earnings

U share garee asaxaabtada iyo dadka kale oo ka hel commission marka ay paid sameeyaan.

Isdiwaan galinta ugu horaysa waxa la bixiyaa $15, lacagta bishii ardayga laga qaadaana waa $6, markaa ardayga code kaaga isku diwaan galiya marka hore ee uu $15 bixiyo waxad ka helaysaa $5 oo commission ah marka uu lacagta bisha ee $6 ah bixiyana waxa aad ka helaysaa $1.

Professional Learning

Structured English System

Casharro si xirfad leh loo habeeyey, muuqaal nadiif ah, iyo koorsooyin si fudud loo fahmi karo.

Real Improvement

Waxaad kor u qaadaysaa hadalka, qorista, akhriska, iyo grammar-ka luuqadan si dhab ah.

Student Motivation

Confidence & Discipline

Platform-kan waxa uu si joogto ah kuu siinayaa dhiirigelin iyo kalsooni aad hore ugu socoto.

Income Opportunity

Grow With Affiliate

Waxbarashada kaliya ma aha, waxaad sidoo kale heli kartaa fursad dakhli adigoo dadka kusoo xidhaya Platform-kan.

πŸ•‹Important advice(Talo muhim ah)

hadii aad jeceshahay inaad gaadho wax kasta oo macquul ah oo aad rabto, illaahay swt uun ka cabso.

🌍 Complete English Learning Platform System

Speaking, Writing, Reading & Grammar – Beginner to Advanced.

πŸ“š Consistency is Power

Practice daily, your success will come.

maalin kasta ku celceli guushaadu way iman doonta insha allaah

πŸ’‘ Knowledge is Investment

Skills you gain today will pay you tomorrow.

xirfadaha aad maanta kasbanayso bari waad iibn doontaa insha allaah.

🧠 Discipline Creates Freedom

When you control your bad habits, you control your future.

Markaad xakamayso caadooyinkaaga aan wanaagsanayn, waxaad xakamaynaysaa mustaqbalkaaga.

πŸš€ Believe in Yourself

Every small step in learning builds your confidence.

Tallaabo kasta oo yar oo wax barasho waxa ay dhisaysaa kalsoonidaada

πŸ’° Affiliate Earning System

Invite others and earn commission from every successful payments.

Ku martiqaad dadka kale oo ka hel khidmad mar kasta oo ay paid sameeyan.

Join the Platform and Start Your Journey Today

Haddii aad rabto inaad barato English si heer sare ah, kobciso xirfadahaaga, oo aad hesho nidaam waxbarasho oo soo jiidasho leh, tani waa meesha saxda ah ee aad ka helayso intaba insha allaah.

πŸ” Login Now

πŸ“² Download App

link gan hoose ka download garayso walal mahadsanid.

πŸ—£ English Speaking (Beginner β†’ Advanced)

Pronunciation, fluency, daily conversation & confidence building.

✍ English Writing (Beginner β†’ Advanced)

Sentence building, essays, emails & professional writing.

πŸ“– English Reading (Beginner β†’ Advanced)

Vocabulary expansion, comprehension & speed reading.

πŸ“˜ English Grammar (Beginner β†’ Advanced)

Tenses, sentence structure, rules & real usage.

πŸŽ“ High Quality Learning

Qayb kasta waxaa loo diyaariyey si nadiif ah, qurux badan, oo ay sahlantahay in la fahmo.

🌍 Beginner to Advanced

Ardaygu waxa uu ka bilaabayaa heer hoose oo isaga ku habboon, kuna gaadhi doona level sare insha allaah.

πŸ’° Learn & Earn

Ugu dambayn Platform kani waa mid waxbarasho iyo affiliate earning system isku jira.